Dhurwaa
Muuqaal
| Brown hyena | |
|---|---|
| At the Gemsbok National Park, South Africa | |
| Xaalad xanaaneed | |
| Kala soocida cilmiga ah | |
| Noole aan la aqoonsan (fix): | Parahyaena |
| Noocyada: | Template:Taxonomy/ParahyaenaP. brunnea |
| Magaca laba-geesoodka ah | |
| Template:Taxonomy/ParahyaenaParahyaena brunnea (Thunberg, 1820) | |
| Geographic range | |
| Eray la mid ah[2] | |
| |
Dhurwaa (ﺿَﺒﻊ) waxaa af ingiriis lagu dhahaa hyena; Af-Laatiin: brown hyaena Af-Taliyaani: iena Af Ingiriis: brown hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Dhurwaagu waa nooc waraabe ee xoogan oo ku nool, Namibia iyo wadanka Botswana. Timaha dhurwaaga waa midabka bunni.[3]
Dhurwaaga, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka.[4]
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Wiesel, I. (2015). "Parahyaena brunnea". IUCN Red List of Threatened Species. 2015 e.T10276A82344448. doi:10.2305/IUCN.UK.2015-4.RLTS.T10276A82344448.en. Retrieved 7 January 2022.
- ↑ Wozencraft, W. C. (2005). "Kala-soocidda Carnivora". In Wilson, D. E.; Reeder, D. M. (eds.). Noocyada Naasleyda Adduunka: Tixraac Canshuureed iyo Juqraafi (Daabacaadda 3aad ed.). Johns Hopkins University Press. p. 572. ISBN 978-0-8018-8221-0. OCLC 62265494.
- ↑ Heptner, V.G.; Sludskii, A.A. (1989). Mammals of the Soviet Union. Vol. Volume II Part 2. ISBN 978-9004088764.
- ↑ Chapter 4: Rich Man's Table from David MacDonald’s The Velvet Claw BBC books, 1992