U bood nuxurka

Bogga Hore

Ka Wikipedia
Ku soo-dhawoow Wikipedia

Insaykalobeedhiya xorta ah ee qofwalbana wax ka bedeli karo

Wikipedia Soomaaliga waxaa ku jirta 13,852 maqaal, Hubi gaarista ama habka mobilka

Maqaalka Maanta

Fananada Hibo Nuura
Fananada Hibo Nuura

Hiba Maxamed Hodoon (Af Carabi: هبه محد هدون) ku caan ah magaca Hibo Nuura waa fanaanad weyn oo ku heesta af-Soomaaliga taasi oo leh suugaan iyo heeso aad u badan. Heesaha ay qaado fanaanadani oo u badan wadani, goobaabin, talo-siin, dhiiri-gelin iyo wanaag darteed ayaa Hibo Maxamed Hodoon loo siiyay magaca weyn ee Hooyada Fanka Soomaaliyeed. Intaasi waxaa dheer, Hibo waxaa ay leedahay naanays ay ku kasbatey kartideeda iyo hanaan-wanaageeda, waxaana lagu naanaysaa Hibo Nuura.

Badhtamihii sanadkii 2014ka, fanaanada Hibo Nuura waxay waxay ku dhawaaqdey ineey ka baxdey fanka iyo suugaanta, maadaama ay da' ahaan gaadhey heerkii lagu cibaadeysan lahaa. Fanaanadu waxay hada ku nooshahay magaalada Minneapolis, Minnesota ee wadanka Maraykanka. (SII AQRI)

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Ma Ogtahay...

  • ... in Dooro (Sawirka) uu yahay xayawaan dadku u dhaqdo hilibkiisa iyo Ukuntiisa?
  • ... in dooradu ay tahay xayawaanka ugu badan adduunka marka la eego faafiddeeda?
  • ... in sannadkii 2003 tirada doorada dunida lagu qiyaasay 24 bilyan?
  • ... in la sheego in dadka Vietnameska ay ahaayeen dadkii ugu horreeyey ee dhaqda doorada?
  • ... in ukunta dooradu ay dillaacdo kaddib marka ay huuriso 21 habeen?
  • ... in Soomaaliya ay aad ugu habboon tahay dhaqashada doorada, isla markaana laga faa'iidaysan karo hilib ahaan iyo ukun ahaan?

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Taariikh

waa wadan oo laheen wax bad ah
waa wadan oo laheen wax bad ah

'Dhex kujir waa dal aan lahayn wax bad ah ama xeeb. Aduunka waxaa ku yaalla dalal gaaraaya 44 oo aan lahayn wax bad ah. Ethiopia waa tusaale caan ah oo dal dhex kujira oo aan lahayn bad. Waa dalka labaad ee ugu dadka badan Afrika ee aan lahayn marin badeed. Ethiopia waxay ku taal Geeska Afrika, waxaana ku wareegsan dalal leh xeebo sida: Djibouti, Somalia Eritrea

Taasi waxay ka dhigaysaa in Ethiopia ay si toos ah badda u geli karin, laakiin waxay isticmaashaa marinada dalalka deriska ah si ay u dhoofiso ama uga soo dhoofiso badeecadaha. tusaale ahaan, markii ay dal noqdeen Eratareya iyo Montenegro, waxaa loo aqoonsaday, dalalka Itoobiya iyo Serbia kuwo dhexkujir ah. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii laga eego dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Maalintan

waa wadan oo laheen wax bad ah
waa wadan oo laheen wax bad ah

'Dhax kujir waa wadan oo laheen wax bad ah. aduunka waxaa ku yaalo, wadamo gaaraayo 44 oo badda ka xirantahay. dowladaha qaarkood kuwa u dhaw badda, waxaa dhacday in ee marki hore badda u furnaan jirtay. Laakinsa marka ee gobolo ka xoroobeen, ee ku soo baxeen, wadamo Dhax kujir ah. tusaale ahaan, xoreentii Eratareya iyo Montenegro, waxee u aqoonsadeen, wadamada Itoobiya iyo Serbia in ee badda arkin. sanadkaan aa ku jirno, badda waa muhiim, markii la fiiriyo, dhinaca dhaqaalaha, iyo kaluumeesiga (SII AQRI)

Wararka WikiDhacdooyinka Hadda iyo Dheeraad...

Sawirka Maanta

Dumnad .

Dumnad .

Maanta Oo Kale


Xusuusta dhacdooyinka maanta

Xusuusta Dhacdooyinka Maanta :

Kuwa ugu muhiimsan Xusuusta dhacdooyinka sanadkaan - Maalmaha sanadkaan oo dhan


Qeybaha maqaalada Wikipediaha
Cilmiga aanan sayniska ahayn

Cilminafsi · Taariikh · Luqadaha · Cilmiga bulshada

Siyaasad iyo bulsho

Ganacsi · Waxbarasho · Joornaalo · Gaadiidka · Beeraha · Dagaalada · Caafimaadka · Dowladaha

Diin

Diimaha · Mutolojiyada

Hiddo iyo dhaqan

Gabayada · Filimaanta · Muusig

Saynis

Bayoloji · Fiisigis · Kimisteri · Juquraafi · Xisaab · Cilmidayax · Xiddigis

Teknooloji

Elektaroonig · Internet · Kumbuyuutarada

Ciyaaraha iyo madadaalada

Teleefishinka · Ciyaaraha

Kuwa kale

Kalandar · Shaqsiyadaad · Waqti

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia

Mashaariicda Bahwadaagta la ah Wikimedia ee qodobkaan raacsan:

Wikibooks
Buugaag

Commons
Sawirro

Wikinews 
Warar

Wikiquote 
Oraahaha

Wikisource 
Qoraal

Wikiversity
Xogaha waxbarashada

Wikivoyage 
Hagaha safarrada

Wiktionary 
Qaamuus

Wikidata 
Liiska caddeymaha

Wikispecies 
Abla-ablayn

Luuqadaha kale Wikibidhiya

Wikipedia-gan waxaa lagu qoray Af Soomaali. Wikipedia-yada kale ayaa diyaar ah; qaar ka mid ah kuwa ugu waaweyn ayaa hoos ku taxan.